Dhageyso: Al-shabaab oo Mashruuc Dadka lagu Dilo Fahmay

0

Barawe(AGGM):Kooxda Al-shabaab ayaa Mudooyinkaan danbe waday Qorsheyaal ka duwan kuwii lagu bartay ee ahaa Madaxjabiska iyo Qaraxyada islamarkaana Qorshe Cusub keenay.

Qorshaha ayaa ah in ay Xili kasta Toogtaan Dad Shacab ah oo ay ku sheegeen in ay yihiin Basaasiin Dowladda iyo Reer galbeedka u shaqeeya.

Waxaa Xusid mudan in laa Bishii May ee laga soo gudbay ay Al-shabaab Basaasnimo ay u Dileen ilaa 15 Ruux Dad gaaraya,waxaana Su’aasha isweyniinta badan ay tahay in Basaasiinta ay Carari lahaayeen ,hadii la dilo Basaasiin ay isku Shaqo yihiin.

Maanta Magaalada Baraawe waxaa ay ku Dileen saddex Ruux oo ay Basaasiin ku sheegeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Gudoomiyaha Shabaab ugu Magacaaban Gobolka Shabellaha