Dhageyso: Col. Cabdullaahi Ciro ” Dad Gaar Ah Ayay Danti Qaranka Soomaaliyeed U Xayiran Tahay”.

0

Muqdisho (AGGM): Col. Cabdulaahi Ciro oo ah Qabiir ku taqasusay islamarkaana ka faalooda arrimaha Ammniga horeyna ulla soo shaqeeyay dowladdii Dhexe ee Soomaaliya ee uu Hogaaminyay AUN’e Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ayaa shaaciyay in Madaxtooyada Soomaaliya ay tahay meesha laga wado qaska iyo daganaashiyo la’aanta ka jirta Soomaaliya.

Isku soo wada duuboo Col. Cabdulaahi Ciro ayaa carabka ku adkeeyay in dalka soomaaliya uu ku socdo wadadii hogaamiye kooxeedka oo dad gaar ah ay danta qaranka u xayirantahay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com