Dhageyso:Wasiirka Waxbarashada oo iska fogeeyay in uu ku lugleyahay Xarigii Gen Bariise

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka Waxbarashada Xukumadda Soomaaliya Ciise Maxmed Guraase oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka qeybgalay shir looga hadlayay waxrashada shirkaas ayuu wasiirka ku tilmaamy mid muhiim u ahaa Soomaaliya

Wasiir Guraase ayaa Dhanka kale ka hadlay xarigii Gen. C/laahi Xassan Bariise oo qaar kamid saxaafadda Soomaalida la xiriiryeen in uu ka danbeeyay  Asgoona arrintaas ku tilmaamay mid laga been abuurtay waxuuna xusay Xiliga bariise laxiray in uu dalka ka maqnaa.

Guraase Wasiirka Waxbarasha ayaa ka dalabaday wasaaradda Warfaafinta in ay talaabo ka qaado dadkii ka danbeeyay Faafinta wararkaas oo uu sheegay in ay wax u dhimayaan Ammaanka Qaranka.

Halkaan ka Dhageyso Codka Wasiirka Waxbarashada

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com