Dhageyso:Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil “Soomaaliya Waa Dal Xor Ah,Nicholas Kay-na Laba Can Kuma Hadli Karo”.

0

Muqdisho (AGGM): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay ku shiray magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay beesha
caalamka gaar ahaan UN, EU iyo IGAD inay faragelin qaawan ku hayaan arrimaha gudaha dalka Soomaaliya.

Xildhibaanadan ayaa waxa ay ka jawaabayeen Warsaxaafadeed ay 27-kii bishi tagtay ee May si wadajir ah u soo saareen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Urur Gobolleedka IGAD oo ay kaga hadlayeen xaaladda ammaanka iyo siyaasadda Soomaaliya.

Xildhibaannada shalay shiray ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, waxaana telefonka magaalada Muqdisho ku wareeystay Farxaan Maxamed Jimcaale oo ka tirsan wariyeyaasha idaacada BBC.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com