Dhageyso:Wasiirka Arrimaha Dibada oo dalka ka Dhoofay

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Xukumadda Soomaaliya C/rixmaan Ducaale Beyle oo maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey Ujeedka Safar ay ku tagayaan Dalka Shiinaha.

Dr.C/rixmaan Balye ayaa sheegay in Dalka Shiinaha ay oga Qeyb galayaan Shir  Carabta iyo Shiinaha islamarkaana looga hadli doono sidii labada Qaaradood Wadashaqeyntooda loo wanaajin lahaa,waaxe uu sheegay in Dowlada Shiinaha ay dooneyso in Maalgalin ay ku sameyso Dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Shir kale oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya uu oga qeyb galayo Dalka gariika  islamarkaana lagu soo qaadi doono Arrimo ay ka mid yihiin Marxalada Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka