Dhageyso: Maleeshiyada Raaskambooni Oo Xalay Weeraray Suldaanka Beesha Shiidle Dil-na Ka Bad Baaday.

0

Muqdisho(AGGM):Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Maleeshiyada Axmed Madoobe ee Raas kambooni ay Xalay weerareen Guri uu Magaalada Kismaayo ka daganaa Suldaanka Beesha Shiidle.

Guriga uu Suladaanka Beeshe Shiidle Suldaan Ciise Suldaan Dheere uu ka dagan yahay Kismaayo ayaa Xalay waxaa Weeraray Maleeshiyada Raas kambooni.

Wararka ayaa sheegaya in Suldaanka uu ka bad baaday Shirqoolka la damacsanaa in lagu dilo islamarkaana ay dhaawac meen Saddex Ruux oo Dars la ahaa Rasaastii ay Fureen jamhada Raas kambooni.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin kooban

Isha ku hay Algalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com