Dhageyso:Hub Al-shabaab looga Furtay Degmada Jowhar

0

Jowhar(AGGM):Taliyaha  Ciidmada Nabadsugida Gobolka Shabeelaha dhexe C/wali ibraahim maxamed   waxa uu soo hadala qaday   howlagalo ay  Shabelaha  dhexe ay  ka sameyeen  Ciidmada nabadsugida,kuwaaso oo xusay in ujeedkoodu ahaa baacsi ay ku hayeen Rag ka tirsan Al-shabaab  oo falal Amaandaro ka waday Degmada Joowhar.

Waxa uu xusay Taliyuhu in intii ay howlgalada ay wadeen ay  ku soo qabqabteen Rag ka tirsan Al-shabaab iyo Hub ay Wateen intaba.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya Gaar ahaan Kuwa Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ayaa mudooyinkaan waday Howlgalo lagu Xaqiijinayo Amaanka Degmada Jowhar.

Halkaan Hoose ka dhageyso War Aan ka Diyaarinay

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com