Dhageyso: Col. Cabdi Buule Cabdille Dowladda ayaa Nagu Casuumtay Shirka Doolow

0

Baled-xaawo(AGGM): Cornel Cabdi Buule Cabdille oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo oo Wareysisiinayey Idaacada Gal-jubba ayaa ka hadlay Shir Dowladda Soomaaliya ay Garwateen ka tahay oo lagu qabanayo Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Shirka ayaa waxaa la iskugu keenayaa Dhinacyadii ku dagaalamay Degmada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo,waxaana wada Amaanduulaha Ciidamada XDS iyo Xildhibaano Gobolka Ka soo jeeda.

Cabdi Buule Cabdille ayaa sheegay in Shirkaasi lagu casuumay islamarkaana ay ka qeyb galay oo Madaxda ka sareysa ee Dowladda Soomaaliya ay u yeertay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Cabdi Buule Cabdille

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/06/Wareysi-Cabdi-Buule-Cabdile.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmai.com