Dhageyso: Nabadoon Xaad “Beesha Hawiye Dulqaadki Waa Ka Dhamaaday, Dowladda Soomaaliya Ma Waxay Dowlad Ku Tahay Canshuurta Laga Qaado Dekeddaha Iyo Airport-rada Deegaanada Beesha Hawiye”.

0

Muqdisho (AGGM): Shirkii ay maanta isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beesha Hawiye ee lagu lafa gurayay xiriirka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo beesha Hawiye ayaa gabgabadiisi waxaa saxaafada la hadlay Nabadoon Maxamed xasan Xaad.

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka warbixiyay Shirkan ay maanta isugu yimaadeen Odayaasha Dhaqanka Iyo Siyaasiyiinta beesha Hawiye oo ay ka soo baxeen qodobo uu sheegay inay ahaayeen wax ku ool dana u yihiin dhamaan dadka beesha Hawiye.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareeysiga Nabadoon Maxamed Xasan Xaad.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com