Dhageyso: Macalin Gaas” Maleeshiyada Raaskambooni Tilaabo Kama Soo Qaadi Karaan Kismaayo, Waxay Ku Uruursanyihiin Gudaha Magaalada”

0

Goobweyn(AGGM): Cabdirashiid Maccalin Gaas oo ah afhayeenka ciidamada ku sugan deegaanka Goobweyn ayaa sheegay inaysan jirin wax dhaqdhaqaaq ah oo ay deegaanada Kismaayo ka baxsan ka fuliyeen ciidamada Keenyaatiga iyo kuwa ay dabada ka riixayaan ee Raaskambooni.

Maccalin Gaas wuxuu beeniyay wararkaas oo ay faafiyeen maleeshiyada Raaskambooni, isagoo sheegay inaysan tilaabo ka soo qaadi Karin magaalada Kismaayo oo ay ku aruursanyihiin, kana dhex sheegtaan maamul.

Macalin Gaas wuxuu tilmaamay in ay Kismaayo 13 KM u jiraan ay isha ku hayaan dhaqdhaqaaqa maleeshiyo beeleedka Raaskambooni iyo ONLFta Kismaayo ku dhuumaalaysanaysa.

Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com