Dhageyso: Ciidamada Dowladda Ee Deegaanka Leego Oo Rasaas La’aan Hayso.

0

Leego (AGGM):Gudoomiye kuxigeenka deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose Xasan Maxamed Cabdi ayaa waxa uu shaaca ka dhigay in ciidanka Dawlada ee kusugan Deegaankaasi ay hadda heysato Rasaas La’aan.

Waxa uu Gudoomiyuhu sheegay in ciidankaasi ay halis ugu jiraan weeraro Joogto uga dhigeen Al Shabaab deegaankaasi islamarkaana dhowr jeer arintaan kala hadleen Hogaanka Ciidanka Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com