Dhageyso: Afhayeen U Hadlay Col.Barre Hiiraale ”Jabuuti Waan Soo Dhaweynaynaa, Keenyana Haka Baxdo Dalkeena”

0

Goobweyn(AGGM): Cabdirashiid Macalin Gaas oo ah afhayeenka ciidamada ku sugan deegaanka Goobweyn ayaa soo dhaweeyay in ciidaamada Keenya ee xooga ku jooga Soomaaliya ay dalka ka baxaan islarmar ahaantaasna lagu badelo ciidamo ka socda wadanka Jabuuti.

Qubarada arrimaha Jubooyinak saadaaliya ayaa sheegaya in halaag ay u noqon doonto koox beeleedka Raaskambooni marka ay ciidamada Keenyaatiga isaga laalaabtaan Kismaayo, oo aysan markii horeba fasax sharciyeysan ku joogin.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Gaas

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com