Dhageyo:Dr Dufle oo ku guuleysatay Abaal marin Caalami Ah

0

Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Guddiga Caafimaadka Ee Baarlamaka Dr Cusmaan Maxamuud Dufle islamarkaana ka mid ah Dhqaatiirta Soomaaliyeed ayaa ku guuleeysta abaalmarinta la gudoonsiiyo Dhaqaatiirta caalamiga (Nobel  Prize).

Dr Dufle ayaa sheegay in abaalmarinta lagu siiyay kaalintii asga iyo dhaqaatiirta soomaaliyeed aya ka qateyn badbaadinta Shacabka Soomaaliyeed Xiligii dagaalada ay ka socdeen Gudaha Magaalada Muqiso

Halkaan Ka Dhageyso Codka Dufle

Abaalmarinta la Siiyay Dr Dufle ayaa tii ugu horeyso ee la siiyo Qof ka socdo wadamada Qaarada Afrika

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com