Daawo: Raila Odinga “Intaan Dalka Ka Maqnaa Muslimiinta Nairobi Iyo Mombasa Waa La Dulmiyay, Muslimiinta Isliina Waxaa Lagu Xir Xiray Kasarani “.

0

Nairobi (AGGM): Waxaa magaalada Nairobi soo dhowayn Balaaran loogu sameeyay Raysal Wasaarihii hore ee Dalka Kenya Raila odinga, Wuxuuna Kumanaan Ruux kula hadlay Barxada wayn ee uhuru park.

Halkaan Hoose Ka Daawo Khdubada Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Dalka Kenya Ee CORD Raila Odinga.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com