Xildhibaanada Aan Kulamada Baarlamaanka Soo Xaadirin Oo Laga Tashanayo.

0

Muqdisho(AGGM):Xafiiska Gudoonka Baarlamaanka soomaaliya oo ah dhismaha loo yaqaan Villa Haragaysa,Waxaa kulan xasaasi kuleh Gudiyada joogtada Ee Baarlamaanka soomaaliya.

Ujeedka Ugu Weyn Kulanka Maanta ayaa ah Sidii Digniin Culus Loogu diri lahaa Kudhawaad 50 Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka soomaaliya ee 275 ahi oo aan soo xaadirin Kulamadii udanbeeyay Kalfadhiyadii Sadaxaad iyo Afaraad ee Baarlamaanka.

Xildhibaan  Cismaan Xaaji Cali oo ah Xogahayaha Gudiga Maaliyada Ee Baarlamanka Kana qeyb Galaya Kulanka Baarlamanka ee maanta Ayaa Hagenews.com Usheegay Si aad in loo gorfaynaya Arimihaasi iyo Ajandayaasha xiga Kulamada Baarlmaanka.

Maanta Baalamanka ayaa umadalsanaa in ay anbaqaadaan doodii ku aadanayd mooshinkii laka keenay wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Kaasi oo kulanka gudiyada joogtada dartiis loo baajiyay.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com