Dhageyso:Odayaashii Hargeysa tagay oo Runta loo sheegay

0

Hargeysa(AGGM): Afhayeenka Odayaasha Maamulka Soomaaliland Mustaf Maxamuud Xiirey oo ka mid ahaa Wafdigii la kulmay Odayaal Gaaraya 40 Oday oo Magaalada Muqdisho ka tagay ayaa sheegay in ay wada hadleen Labada Waxgarad.

Mustaf ayaa sheegay in Soomaaliland ay ku taagantahay in Soomaaliya inteeda kale ay ka ogodo islamarkaana ay Go.aankeedii uusan waxba iska badalin oo wali ay sidii yihiin.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allglagduud@gmail.com