Dhageyso:Howlgallo dad lagu qabatay oo ciidamada Puntlanda ka sameyeen Garoowe

0

Garoowe(AGGM):Ciidamada Maamulka Puntland  ayaa Saakay dad ku suu qabtay how-gallo ay ka smeyeen Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Garoowe.

Saraakiisha amaanka ee maamulka Puntland ayaa ku sheegay howl-galkan mid lagu xaqiijinaayo amaanka magaalada gaare ee caasimada u ah Maamulka Putnland

Halkaan Ka Dhageyso Codka

geys

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com