Dhageyso:Wiil dhalinyara ah oo kooxo hubeysan ay ku dileen Muqdisho

0

Muqdisho (AGGM): War goor dhaw na soo gaaray  ayaa sheegaya in dabley hubaysan ay dishay wiil dhalinyara ah ayna ku qaarajiyeen mid kamid xaafadaha degmada yaaqshiid xili uu kusugnaa.

Warka masheegayo ujeedka dablayda ay dilka ugeesatay lkn waxaa goobjooge nala hadlay uu noosheegay in wiilka uu uu kamid ahaa dhalinyarada xaafada lamana oga sababta ay udileen kooxahaha,Maamulka Cusub Degmada Yaaqshiid ayaa noosheegay In baaritaano ay wadaan oo lagu raad joogo kooxihii dilka geestay.

Waa dilkii ugu horeeyay tan iyo markii maamulkii hore degmadaasi labadalay oo dagmada yaaqshiid Kadhaca

Halkan hoose Kadhagayso Wareysi Goob-jooge.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com