Dhageyso:Wasiirka Amniga oo Baarlamanka Baaq u diray

0

London(AGGM):Wasiirka Amniga Xukumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxa laga Xumado ku Tilmaamay Xildhibanada Mooshinka ka wada Madaxweynaha Doowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Wasiirka oo Dalka Ingiriiska ku sugan ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu yahay Shaqasi wax qabtay islamarkaana uu san Fashil ku aheyn Howsha Shacabka uu u haayo.

C/kariinXuseen Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in Baarlamaanka wax walba ay Dastuurka ku Saleeyaan si Caqabadaha Yar yar looga Gudbo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/05/Guuleed.MP3cccc.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com