Dhageyso:Maleeshiyada Raaskambooni oo Xalay dhacay Ganacsato ku Nool Magaalada Kismaayo.

0

Kismaayo(AGGM):Maleeshiyaadka Kooxda Raaskambooni ayaa Xalay dhac u geeystay Goobo Ganacsi oo ay leyihiin Ganacsato Soomaaliyeed oo ku nool Degmada Kismaayo.

Boobka ayaa waxaa loo geeystay ilaa Dhowr Dukaan oo Maleeshiyada Axmed Madoobe oo ay waheliyaan kuwa ONLF ay Boobeen Hantidii Dadka Shacabkaa ee ku nool Magaalada Kisamaayo.

C/qaadir Axmed Muuse oo ah mid kamid ah Ganacsatadii Xoolahooda Raas Kambooni ay dhaceen ayaa la hadlay Radio Gal-jubba waxana uu sheegay in Waxii uu haystay laga Qaatay islamarkaana waxaa u Dowladda ugu baaqay in wax laga qabto Dilka iyo  Bobka.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka


Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com