Dhageyso:Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay Deeqaha Somalia la siiyo

0

Muqdisho(AGGM):Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu ka hadlay halka ay maraan Deeqaha Caalamka Soomaaliya uu siiyo.

Xasan Sh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay jiraan Lacago aad u badan oo Caalamka Somalia uu ugu baaqay islamarkaana aan Gacanta Dowladda Soomaaliya soo galin.

Waxaana uu intaa ku daray in Arimahasi Xal kooda lagu jiro oo Caalamka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay iska kaashanayaan oo ay Xal ka gaarayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com