Dhageyso:Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Luuq oo Gabo gabo maraya

0

Luuq(AGGM):Gudoomiyaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Mudane Sahal ayaa ka warbixiyey halka uu marayo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Luuq.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Garoonka Diyaaradaha Degmada Luuq uu marayo heer gabo gabo ah islamarkaana Mudo Labo Bil ka dib ha la soo Afjarayo.

Waxaa uu intaa ku daray in laga baxaayo Baahida Garoon Diyaradeed oo Bulshada Degmada Luuq ay u baahan yihiin.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com