Dhageyso+Daawo:Ciidamada Naafada XGS oo Banaanbax Muqdisho ka dhigay iyo Banaanbaxoodii oo loo diiday

0

Muqdisho(AGGM): Ciidamada XGS Gaar ahaan kuwii Naafada ayaa maanta Banaanbax ka dhigay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Banaanbaxa Ciidamada ayaa waxaa lagu soo waramayaa innay Diideen oo is hortaag ay ku sameyeen Ciidamo kale oo Dowladda Soomaaliya ka tirsan.

Waxaa Banaanbaxayaasha Ciidamada Naafada ay sheegeen  nin Wax Xaqooq ah aan lasiin ayagoona ku Qeylinayey Eryo ay oga soo Horjeedaan Taliyaha Ciidamada XGS Gen Indha Qarshe.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

ml2 ml ml1 ml6 ml5 ml4 ml3 ml7

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com