Dhageyso: Gudoomiyaha Dagmada Marka Oo Hanjabaad Hawada U Mariyay Gudoomiyaha Dagmada Shalaanbood.

0

Marka (AGGM): Gudoomiyaha Maamulka Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa waxa uu ka hadlay Xiisad ka taagan Magaalada Marka oo ka dhalatay xurguf dhinaca beel ahaan ah oo kala dhaxeysa maamulka deegaanka Shalaanbood.

Waxa uu ku Eedeeyey Gudoomiyaha Marka kan Gudoomiyaha Shalaanbood inuu hurinayo dagaal beeleed ka dhaca halkaasi.

Halkaan Ka Dhageyso Hanjabaada Gudoomiyaha Marka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com