Dhageyso:Faah-faahin hor dhac ah Kulanka Madaxweynaha ee Xalane ka socda

0

Muqdisho(AGGM):Madaxweynaha Soomalaiya Xasan Sh Maxamuud ayaa xarunta AMISOM ugu weyn ee Xalane waxaa uu wali kulan kula leeyaya Madax ka kala socoda Midowga Yurub iyo Midowga Afrkia.

Waxaa Labada Dhinac ay isla soo hadal qaadeen Arrimo dhawr ah islamarkaana Khuseyey Xalada Dalka ayagoona ka wada hadlay Qorshaha Baraamijka New Deal.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com