Dhageyso: Cali Daacuun”Madaxweyne Xasan Waxba Umma Harin Ha Iscasilo Oo Dalabka Xildhibaanada Ha Qaato”.

0

Muqdisho(AGGM):Siyaasi Cali Max’ed  Axmed Cali Daacuun oo ka mid ah Siyasiinta Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho ku nool ayaa ka hadlay Mooshinka laga Keenay Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa uu Madaxweynaha Soomaaliya ugu Baaqay Cali Daacuun in uu u hogaasamo Baaqa iyo Bayaanka Xildhibanada Soomaaliya ka soo baxay.

Siyaasiga ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya ay hore u Rideen Raisul Wasaare Saacid iyo sidoo kale Cali Khaliif Galeyr oo Xasan aysan u Daaheyn.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Cali Daacuun. 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com