Daawo Muuqaalka: Fadeexad Gabadhii Kashiftay Axmed Madoobe Iyo Wixii Ay Ku Tiri

0

Kismaayo(AGGM): Shalay ilaa maanta waxaa saxaafada Soomaaliya hareeyay muuqaal ceeb ah oo la sheegay in Axmed Madoobe iyo jabhadiisa Raaskambooni horjoogayaashii ka tirsanaa ay shaxaad waydiisteen waftigii QM ee Kismaayo booqday.

Muuqaalkaas oo af English ah oo wax badan aad ka ogaan doonto waxaa si kooban ay gabadhii waftigaas hoggaaminaysay ee ahayd Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan taageeridda dhismaha nabadda, Judy–Cheng Hopkins  u sheegay kooxda Raaskambooni” Anigu waxaan si daacad ah ugu sheegay in aana halkaan u imaanin in aan si shaqsi ahaan ah wax u siino, balse waxaanu ku niri bulshadiina ka fakara sidii loo caawin lahaa”

Halkaan guji si aad u daawato muuqaalkaas

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com