Dhageyso:Roobabkii guga oo Muqdisho ka Bilowday

0

Muqdisho(AGGM):Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Xalay waxaa ka Da’ay Roobab Xoogan oo Dadku ay Ku diirsandeen,inkastoo Khasaaro ay dadka Gaar Gaarsiiyeen.

Roobabkii Xalay ayaa waxaa ilaa iyo Labo Caruur ah oo isku guri ah ku Geeriyoodeen Guri ku soo Dumay Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir,waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Hooyadii dhashay Caruurtaasi.

Sidoo kale Barakacayaasha Qaar ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Biyihii ay Guryaha u soo galeen oo Xaalada Adag ay haysato.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Barakacayaasha

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com