Dhageyso:Kenya oo ka digtay Weerar Al-shabaab ay ku soo qaadaan

0

Madaxweyne Xigeenka Dalka Kenya Wilyam rutu ayaa sheegay in ay ka Cabsi qabaan weeraro ay ku soo qaadaan Al-shabaab oo sidii west gate oo kale ay Weeraraan Dalka Kenya.

Rutu ayaa sheegay in ay jiraan Dhalinyaro Kenyati ah oo Dalka Soomaaliya ku soo Tababartay islamarkaana Weeraro ka geeysan kara Dalka Kenya oo hadaba Xaaladiisu ay qasan tahay.

waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada Amaanka Kenya ay ka Go antahay Xaqiijinta Amaanka Wadanka Kenya islamarkaan ay iska Difaaci doonaan Weerar oga yimada Argigixisada.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com