Dhageyso:Soomaaliland oo Eedeysay Puntland

0

Muqdisho(AGGM):Feysal Cali Waraabe Oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee UCID ayaa Eedeen kala Dul dhacay Hogaamiyaha Mamaulka Puntland C/wali Max’ed cali Gaas.

Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Lacag ku soo qaatay Baabi inta Maamulka Soomaaliland sida uu sheegay.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Maamulka Puntland Madaxweynahooda uu doonayo in uu Dagaal ku qaado Maamuka Soomaaliland oo ah Maamul nabdeed sida uu sheegay Feysal Cali Waraabe.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com