Dhageyso:Afar Qof oo Gobolka Mudug ku Geeriyootay ka dib Biriq ku dhacaday

0

Hobyo(AGGM):Wararka aka imaanaya Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Roobab dadka iyo Duunayada ay ku Diirsadeen halkaasi ay ka da’een.

Waxaa Roobabkaasi sidoo kale Ku geeriyooday Dad iyo Xoolo,kadib markii Biriq ama Hanqar uu ku soo dul dhacay Dad Reer Guuraaha oo Dhibicda Roobka ka On koranayey.

Waxaa halkaas ku Geeriyooday ugu yaraan 4 Ruux oo Caruur u badan iyo Dhaawaca ilaa 5 Kale Sida ay Wararka sheegayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com