Dhageyso: Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq Alqaadi ”Al-Shabaab Dad U Adeegaya Ayaa Werar Kusoo Qaaday Balad Xaawo ”.

0

Garbahaarey (AGGM): Afhayeenka Ahlusunadda Konfureed sheekh Maxamed Xuseen isxaaq Alqaadi oo ku sugan Gobalka Gedo ayaa isago Waraysi sinayeey Warbaahinta Caalamiga ah ee K24 wuxuu ka hadlay Dagaal kadhacay Magaalada Balad Xaawo,iyo Dagaalkaas cida uu u dhaxeyeey.

Al qaadi ayaa sheegay in Weraar ay Baladxaawo kusoo qadeen dad uu sheegay in ay u Adeegayaan danaha kooxda Al-Shabaab,waxaana uu sheegay in Weraarkaas uu ahaa mid qorshaysan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com