Dhageyso: Ina Cabdi Afeey”Axmed Madoobe Anagaa Dhisnay, Kan Koonfur Galbeedna Dawlada Ayaan Uga Dambeynaynaa” Ina Cabdi Afeey Muxuu U Kala Jecel Yahay Labadaas Maamul?

0

Nairobi (AGGM): Maxamed Cabdi Afeey ayaa hadal la yaab leh sheegay kaddibmarkii warbaahinta Afka Soomaaliga uu u waramay, isagoo si qurux badan ugu taagtaagsaday taageerada iyo garabgarabashada uu u fidiyey ina adeerkiis Axmed Madoobe halka uu iska laalay su’aal laga waydiiyay sababta ay taageero u siin waayeen maamulka koonfur Galbeed oo ay dhisteen shacabka goboladaas.

Ina Cabdi Afeey ayaa ka been sheegay dawlada Soomaaliya isagoo sheegay in dawlada ay raalli ka ahayd tan iyo billawgii maamulkaas koox beeleedka Raaskambooni.

Halkaan hoose ka dhageyso wareyiga Ina Cabdi Afeey oo wax aadan ogeyn kuu iftiimin doona

 Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com