Dhageyso: Cabdi Buule Cabdi” Waan Jabinay Kooxdii Axmed Madoobe Uu Soo Abaabulay”

0

Beledxaawo(AGGM): Sarkaalkaan oo u hadlay saraakiisha ciidamada dawlada Soomaaliya ee degmada Beledxaawo ayaa sheegay inay jabiyeen kooxdii yareyd ee Axmed Madoobe iyo Cabdirashiid Janan ay ka soo abaabuleen degmada Doolow.

Sarkaalkaan ayaa ku dhaartay in marnaba aysan dhici doonin in ay qabsadaan degmadaas koox dabadhilif ah oo mushaar ka soo qaaatay Raaskambooni sida uu hadalka u dhigay. Cabdi Bare ayaa ku goodiyey inay ay kooxdaasi soo afjarayaan saacadaha soo socda.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Cabdi Buule Cabdi

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com