Dhageyso: Aadan Swiss”Axmed Madoobe Aqoonsi Waa Laga Siin Karaa Kismaayo, Balse Isagoo Qaxooti Ah Nama Xukumi Karo, Wuxuuna u Adeegayaa Qabiilkiisa Oo Kaliyah”.

0

Muqdisho (AGGM): Mid kamid ah aqoonyahana ka soo jeeda deegaanada Jubbooyinka oo xog ogaal u ah deegaanadaas ayaa daboolka ka qaaday arrimo xasaasi ah, isagoo kashifay waxyaabo badan oo ay kamid ahaayeen.

“Axmed Madoobe sharci ayaan oga ogolnahay Kismaayo inaan ka siino, oo aan ka dhigno reer Kismaayo balse dhulkeenii nagu xukumi karo”

Halkaan ka dhageyso wareysigaas xasaasiga ah ee Aadan Swiss oo ku cagagugleeyay in Axmed Madobe laga xoreyn doono dhulkaas maadaama taangigaas uu dhawaan iska tagi doono.

Halkaan Hoose Guji Kana Dhageyso Wareeysiga.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com