Dhageyso: R/wasaarihi Hore Dr. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay Dilkii Marxuum C/kaafi Hilowle.

0

Muqdisho(AGGM):Raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo ayaa ka hadlay Dilkii Shalay Magaalada Muqdisho loogu geeystay C/kaafi Hilowle Cismaan oo Maamulkii hore ee Gobolka Banaadir ka tirsanaa.

Dr. Farmaajo ayaa sheegay in uu Tacsi u dirayo Eheladii iyo Ummadda Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan.

Waxaa uu sheegay in C/kaafi uu ahaa wadani dalkiisa u Dhaartay in uu Amaan  ku soo Dabaalo islamarkaana ka Samatabixiyo Dhibka haysta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com