Dhageyso+Fadeexad: Horjooge Geelle Saliid Oo Suaalo Kulul La Waydiiyey”Kismaayo Ma Kenya Ayaa Laga Xukumaa, Sidee Kenya Ay Qunsul Gobol Ugu Soo Magacaabi Kartaa, Iyadoo Safiirkii Soomaaliya Muqdisho Dib Loogu Yeeray?

0

Kismaayo (AGGM): Nabadoon Macalin Gaas oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee caanka ka ah gobolada Jubbooyinka ayaa su’aashaas waydiiyey horjooge Geelle Saliid oo ah wasiir koox beeleedka Raaskambooni.

Dhageyso jawaabta uu bixiyey Geelle Saliid iyocabaadka Geelle Saliid oo sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu yahay beenloow, Raisul wasaare Cabdiwalina uu la socdo qunsulka Kenya ay Kismaayo u soo magacaabay.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com