Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya Oo hambalyeeyay Shaqaalaha Soomaaliyeed

0

Xassan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayay maalinta shaqaalaha aduunka oo kuu beegan 1da may ayaa hambalayo ku aadan maalinta shaqaalaha u diray Shaqaaalaha Soomaliyeed.

Madxweynahay ayaa ku booriyay shacabka soomaaliyeed in ay shaqeystaan islmarkaana ay qabtaan howsha ay awoodaan waxuuna sidoo kale shacabka ugu baaqay in ay la soo baxaan kheyraadka dhulkooda buuxa

Madaxweyna ayaa balan qaaday in ay ku dadalayaan sidii ay shaqo usiin lahayeen dadka aan haysan shaqooyinka iyo kuwa aan awoodin in ay shaqeystaan.

 Halkaan Ka Dhageyso Codka Madaxweynha