Daawo: Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si weyn loogu Lafa Guray Ammaanka dalka Soomaaliya iyo Tacadiyada Kenya.

0

London (AGGM): Barnaamijka Dareenka Shacabka oo ah mid toddobaad leh ah oo ka baxa HCTV islamarkaana uu soo saare ka yahay wariyaha weyn ee Duran Shirwac ayaa waxaa toddobaadkan xoogga lagu saaray ammaanka dalka Soomaaliya.

Cabdi Cumar oo ah guddoomiyaha jaaliyada Soomaalida UK ayaa barnaamijska ka qeybgalay, waxaana ku wehliyey qoraaga caanka ah ee Abdicasiis Xildhibaan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com