Dhageyso:Ganacsigii Suuqa Xoolaha oo Saaka Xiran

0

Muqdisho(AGGM):Waxaa Saaka Xiran Ganacsiga Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Degmada Hiliwaa ka dib markii Xalay Halkaa uu Dagaal ka dhacay.

Goobihii Ganacsiga ayaa Saaka Xiray waxaana Goobjoogeyaal ay Noosheegeen in Sababtu ay tahay Dagaalka Xalay halkaa ka dhacay ee Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda u dhexeyey.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com