Caruur Biyo La’aan ugu Geeriyoodtay Gobolada Dhexe ee Dalka Somalia

0

Hiiraan(AGGM):Wararka ka imaanaya Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa sheegay in ilaa 7 Qof oo Caruur ay ku jirto ay Biyo la’aan ay ugu geeriyoodeen Saacadi hii la soo dhaafay.

Dadka ayaa waxaa ay ku Geeriyoodeen Deegaanka  Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Tuulooyin Hoostaga Degmada Maxaas Deegaano Hoostaga.

Waxaana Deegaanadaas ka taagan Xaalad Adag oo Ndhanka Nolosha ah oo Dadka Xiligaan haysata.

Waxaa Sidoo kale Deegaanka Bacaadweyn ee Koofurta Gobolka Mudug ayana Ku Geeriyooday ilaa 4 Caruur ah  oo Biyo yari ay haysato

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com