Dhageyso:Indha Qarsho”Qorshihii Al-shabaab Waan Badalnay”.

0

Muqdisho(AGGM): Taliyaha Ciidamada XDS Gen,Daahir Aadan Cilmi  Indha Qarshe ayaa sheegay in ay Ciidamada Soomaaliya Wadayan Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Mar la weydiiyey in Howlagaladii Al-shabab ka dhanka ahaa ay istaageen ayaa Waxaa uu yiri,Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya Qorshe yaal kale ayey Wadaan oo Lagu Cirib tirayo Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com