Muqdisho(AGGM):Kaaliyaha gudoomiyaha gobolka Banaadir dhinaca amniga Maxamed Cabduqaadir Waxar iyo gudoomiyaha degmada Xamarweyne Cabdulqaadir Maxamed Cabduqaadir ayaa shir jaraaid ah ku qabtay degmadaasi iyagoo ka hadlay qaraxii maanta lagu dilay xildhibaan ka tirsan barlamaanka Soomaaliya.
Qaraxa oo ka dhacay degmada Xamarweyne gaar ahaan agagaarka Salam Banki ayaa la sheegay in uu ku dhintay xildhibaanka oo miino loogu xiray kursigii gaarigiisa halkaasina sidoo kale waxa ku dhawacmay qof gacansade ah
Masuuliyada Qarax Xildhibaanka lagu Dilay Waxaa Sheegtay In ay Ka Danbeyeen Al-Shabaab
Halkaan Ka Dhageyso Codka
Isha ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com