Dhageyso:Xasan Sh, oo Khudbad maanta ka Jeediyey Shirkii Amniga

0

Muqdisho(AGGM):Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa maanta Khudbad ka jeediyey Shirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo Maanta uu muqdisho ka Furay,

Qodobada ugu Muhiimsan ee Madaxweynaha Soomaaliya uu Jeediyey ayaa waxaa ka mid ah Dagaalka Gobolada Dalka Dowladda Soomaaliya ay ka wado,Maamul Goboleedyada Fowdada Noqday,Ciidamada Dowladda Ee Isbaarada Dhiganaya Muqdisho iyo Afgooye inta u dhaxeysa,Shabaabka la soo qabto iyo Dadka ka kireeyey intaba.

Halkaan Hoose ka dhageyso Khudbada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com