Dhageyso+Sawiro: Qodobada Ay Isku Mari Waayeen Odayaasha Dhaqanka Iyo Col. Barre Hiiraale ee Goobweyn Ku Shiray.

0

Kismaayo (AGGM): Sida uu ku waramay wariye Yaxye Cabdirisaaq Soofe oo ku sugnaa madasha uu shirka ka dhacayay ayaa waxaa fashil ku
soo dhamaaday kulankii u dhaxeeyay qaar kamid ah odayaasha beesha SADE oo shalay gaaray deegaanka Goobweyn, saraakiisha ciidamada xooga dalka ee uu horkacayo Col Barre Hiiraale.

Wariyaha ayaa sheegay in qodobadii kale ee kulan looga hadlayay la isku afgartay balse la isku mari waayay qodobkii uu raisul wasaaraha ku jidbaysnaa ee ahaa in ciidamada ay isku soo dhiibaan Maleeshiyo ONLF ee hadda caanka ku ah Raaskambooni.

Halkaan ka dhagayso wareysiga Wariye Yaxye Cabdirisaaq Soofe

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Odoyaasha Markay Soo gaareen Goobweeyn.

GOOBWEYN GOOBWEYN1 GOOBWEYN3
GOOBWEYN6

GOOBWEYN7

gudi-bare

gudi-bare2
gudi-bare3

GOOBWEYN4

gudi-bare1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com