Dhageyso Maamulka Koonfur Galbeed “Raisul Wasaaraha Dhiigii ay Kenya Shalay Daadisay, Ayuu Mar Kale Amray In La Daadiyo Maanta, Kismaayo Waa Kawaankii Ummada Soomaaliyeed, Afeeyna Kismaayo Malahan, Waan Ognahay Qabiilkiisa Ayuu Korinayaa”.

0

Baydhabo (AGGM): Wasiirada Gaadiidka Cirka & Dhulka Sheekh Xasan Ibraahim (Lugbuur) iyo C/llahi Max’ed Nuur (Isneyk) Wasaarada Xannaada Xoolaha dhirta & Daaqa oo si kulul uga hadlay waftigii raisul wasaaraha ee Kismaayo tagay iyo hanjabaada Maxamed Cabdi Afeey.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com