Dagaal Culus ayaa ayaa Goor dhaw ka dhacay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhxe oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamo Daacad u ah Gudoomiyihii hore ee Degmada Cismaan Xaadoole.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda oo Muqdisho saaka laga diray ay la wareegeen Degmada Balcad islamarkaana Dagaal ay kula wareegeen.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com