Dhageyso:Gudoomiyaha Balcad oo lagu Eedeeyey Dagaal ka dhacay Degmadaasi

0

Jowhar(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa Dagaal ka dhacay degmada Balcad ku eedeeyey Gudoomiyaha Degmada Balcad Cismaan Xaadoole.

Waxaa uu sheegay Mudane Jiinow in dagaalkaasi uu ka danbeeyo Cismaan Xaadoole islamarkaana Xilkii laga Qaaday oo uu doonayo in uu Xilka siihayo.

Degmada ayaa waxaa uu sheegay in uu Dhibaato ku hayo Dadka ku nool Shacabka Degmada Balcad ee Gobolka Shabelleha Dhexe.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmailcom