Muqdisho (AGGM): Horjooge C/wali Sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho,kadib ,markii mudo Dhowr Cisho ah uu ku maqnaa Magaalada Kismaayo.
Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyey Safar uu ku tagay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ,
Isku soo wada duuboo Horjooge Cabdi Wali Sh Axmed ayaa sheegay in Kulamadii Magaalada Kismaayo uu kula qaatay Bulshada Jubooyinka uu Guulo ku soo dhamaaday, balse warkiisa ayaa ah mid xaqiiqda ka fog, naftiisana been ugu sheegayo (AAN OOYE’E II XIRA AL BAABKA).
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com