Dhageyso:Ciidamada Goobweyn jooga oo Diiday Dalabkii Raisul wasaaraha

0

Kismaayo(AGGM): Sarakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Duleedka Magaalada Kismaayo islamarkaana Kismaayo kula Dagalamay Maleeshiyaadka Raas kambooni ayaa sheegay in aysan jirin wax Heshiis ah oo dhexmaray Wafdiga Raisul wasaaraha Somaaliya iyo Ciidamada Goobweyn ku sugan.

Gaashaanle Dhexe Cabdi Axmed Yuusuf oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada Goobweyn ku sugan ayaa sheegay in Raisul wasaaraha uu ku Amaray in ay Hubka Dhigaan Ciidamadaasi,islamarkaana kuwa Raaskambiini 3 Bil kadib ay Hubka Wareejinayaan.

waxaa uu sheegay in aysan Macquul aheyn hadalkaasi islamarkaana ay ka biya diideen hadalka Raisul wasaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed.

halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com